Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ka socda oo isaga baxay degmo ka tirsan gobolka Hiiraan

Ciidamada Jabuuti ee hoos taga howlgalka AMISOM ay gebi ahaan isaga baxay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Shacabka degmada qaarkood ayaa waxay sheegeen inay ka war heleen ciidamada Jabuuti oo baneynaya saldhigyada ay ku lahaayeen degmada Jalalaqsi, iyagoo wata gaadiidkooda gaashaaaman. Taliyaha Booliska degmada jalalqasi ee Maamulka Hirshabelle Muuse Salaad ayaa xaqiijiyey in Ciidamada AMISOM … Continue reading Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ka socda oo isaga baxay degmo ka tirsan gobolka Hiiraan